Astaanta TartilTartilRaadiyaha tooska ah

Suuradda Quraysh: qoraalka iyo turjumaadda macnayaasha

Suuradda 106 ee Masxafka, 4 aayadood, waxay ka bilaabantaa bogga 602.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda Al-fiilSuuradda Al-maacuun ›

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

1. Caadeysigii Quraysh darteed.

2. Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga).

3. Ee ha caabudeen Rabbiga Baytkan (Kacbada Makkah ku taal).

4. Kaasoo ka quudiyey gaajo, kana aamin yeelay cabsi.

Turjumaadda macnayaasha: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub, nuqulka 1.0.27, laga soo daabacay QuranEnc.com iyadoon wax laga beddelin. (QuranEnc.com)

Turjumaaddu waxay gudbisaa macnayaasha Qur'aanka; ma aha Qur'aanka laftiisa. Qur'aanku waa qoraalka Carabiga ee kor ku yaal.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda Al-fiilSuuradda Al-maacuun ›