Astaanta TartilTartilRaadiyaha tooska ah

Suuradda An-naas: qoraalka iyo turjumaadda macnayaasha

Suuradda 114 ee Masxafka, 6 aayadood, waxay ka bilaabantaa bogga 604.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda Al-falaq

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga dadka.

2. Boqorka dadka.

3. Ilaaha dadka.

4. Sharka waswaasiyaha (sheydaanka) soo noqnoqodka badan.

5. Kaasoo waswaasiya laabaha dadka.

6. (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh.

Turjumaadda macnayaasha: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub, nuqulka 1.0.27, laga soo daabacay QuranEnc.com iyadoon wax laga beddelin. (QuranEnc.com)

Turjumaaddu waxay gudbisaa macnayaasha Qur'aanka; ma aha Qur'aanka laftiisa. Qur'aanku waa qoraalka Carabiga ee kor ku yaal.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda Al-falaq