Suuradda 108 ee Masxafka, 3 aayadood, waxay ka bilaabantaa bogga 602.
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
1. Waxaanu xaqiiq ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).
2. Ee u tuko Rabbigaa Dartiis, (oo u) gawrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan).
3. Hubaal nacabkaaga waa kan cidhib go’i [1].
[1] Rasuulkii Alle s.c.w. wuxuu yidhi: Waxaan ku dhaartay Kan ay Gacantiisu ku jirto nafteyda, midkiinna ma ahaan doono mu'min dhan jeer uu i jeclaado in ka badan waalidki iyo ilmahiisa iyo dadka oo dhammi".
Turjumaadda macnayaasha: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub, nuqulka 1.0.27, laga soo daabacay QuranEnc.com iyadoon wax laga beddelin. (QuranEnc.com)
Turjumaaddu waxay gudbisaa macnayaasha Qur'aanka; ma aha Qur'aanka laftiisa. Qur'aanku waa qoraalka Carabiga ee kor ku yaal.